Mcc jaceeloow
Mcc jaceeloow
07/22/2017 at 04:18. Facebook
Gabadh ayaa ninkeeda ku tiri: haddi aan dhinto miyaad guursanaysa?
Waxa uu ku yiri: ilaa intaa ciida qabrigaagu qalalayso ma guursanayo.
Waxa ay ku tiri: ma ii balan qaadaysaa?
Ninkii oo dhoola cadeynaaya ayaa yidhi Haa.
Ka dib markii ay gabadhii dhimatay ninkii maalin walba uu soo booqon xabaasha mudo sanad ah.
Waxa aanu arkaa xabaasha oo had iyo jeer qoyan.
Maalin maalmaha ka mida ayuu arkay... View more »
Gabadh ayaa ninkeeda ku tiri: haddi aan dhinto miyaad guursanaysa

Timeline Photos

Zakaria Zaki
Zakaria Zaki
Cabdi Xariir Axmed
Mcc jaceeloow
Mcc jaceeloow
07/21/2017 at 23:04. Facebook
Well said
Well said
FACEBOOK.COM
Bile Farax
Mcc jaceeloow
Mcc jaceeloow
07/21/2017 at 16:43. Facebook
Soo qaad taleefankaaga gacanta saacadan aan kula hadlaayo. Waxaad wacdaa qofka aad sida dhabta ah ujeceshay Marka uu kaa qabto waxaad ku dhahdaa " Xbb waanku jeclahy waxaanan ku jeclahay inta ugu badan ee qof la jeclaado" marka aad intaa ku tidhaa waxaad usii raacisa "xbb intaas ayaan kuusoo wacay iminkana hawlahaaga iska wado bye".

Ogoow ficilkaas afka iyo gacanta waa u fudayd Balse qalbiga... View more »
Soo qaad taleefankaaga gacanta saacadan aan kula hadlaayo Waxaad wacdaa qofka aad

Timeline Photos

Mcc jaceeloow
Mcc jaceeloow
07/21/2017 at 16:22. Facebook
Gabar ayaa waxay arki jirtay wiil dhalinyaro ah oo taagan albaabka gurigooda dhinaciisa mar kasta oo ay u socoto Jaamacada iyo markay ka imanayso. Horay ayuu u dhaqaaqaa wax yar, mararka qaarkoodna jardiin yar oo guriga banaankiisa ah ayuu fariistaa. Marnaba lama hadlo, wuu eegaa. Markay ay soo fiiriso xagiisa horay ayuu ka jeestaa.
Gabadhi waxay fahantay inuu aad u jecel yahay laakiin uu u... View more »
Abdirasheed Mohamed
Mcc jaceeloow
Mcc jaceeloow
07/21/2017 at 09:03. Facebook
Raboow inta amiin soo qortana
Raboow ka xuree naarta

Rabboow inta lagu xis guuro
Rabboow inta lagu xumaado
Rabboow inta laga xishoodo
Rabboow inta lagu xujoobo
Rabboow inta xuladka naarta
Rabboow inta nagu xaraysa
Rabboow ka xoree naftayda
Rabboow iga xoor iblayska
Rabboow xaqa igu hanuuni
Rabboow ka xal laabta iinta
Rabboow balo iga xijaabo
Rabboow igu xeer wanaaga
Rabboow xasishaa... View more »
Anisa Ahmadey
Shananaàa Sanadka Cusub
Nasraa Youssof
Mcc jaceeloow
Mcc jaceeloow
07/21/2017 at 08:54. Facebook
Dignin ha aqrin qisadaan haddii aadan xamili karin xanuunka ay leedahay
Dignin ha aqrin qisadaan haddii aadan xamili karin xanuunka ay leedahay

Digniin ha Aqrisan Hadii aadan xamili karin Qisadan Xanuunka Badan

mccjaceeloow.wordpress.com
Mcc jaceeloow
Mcc jaceeloow
07/21/2017 at 08:47. Facebook
SHukaansi xikmadeysan oo waliba siyaasadeysan

Wiilkii:- Hallow Walaalo waxaan rabaa inaan Shir Albaabadu u xiran yihiin aan wada yeelano (inaan kulano)
Gabadhii:- Waxba kama qabo waa inoo Beri galab insha allah.
KA DIB MARKII LA KULMAY.
Wiilkii:- Walaal weli Dowlad ma soo dhistay (ma lagu Guursaday).
Gabadhii:- Haa Aboowe.
Wiilkii:- Ma lagu Aqoonsaday (Ubad ma Dhashay).
Gabadhii:- Maya... View more »
Ugaaso Omar Islaweyn
Xassan Ibraahim Cusmaan Cusmaan
Ahmed Mudane Omar
Mcc jaceeloow
Mcc jaceeloow
07/21/2017 at 08:13. Facebook
Carab qooqan iga dheh
Carab qooqan iga dheh
FACEBOOK.COM
Mcc jaceeloow
Mcc jaceeloow
07/21/2017 at 05:34. Facebook
Ruwayad qosol badan
Ruwayad qosol badan
FACEBOOK.COM
Mcc jaceeloow
Mcc jaceeloow
07/21/2017 at 05:10. Facebook
Ruwaayad qosol badan
Ruwaayad qosol badan
FACEBOOK.COM
Mcc jaceeloow
Mcc jaceeloow
07/21/2017 at 00:02. Facebook
Niiko aan caadi aheyn ila fiirso oo #Like ii saar
Niiko aan caadi aheyn ila fiirso oo Like ii saar
FACEBOOK.COM
Mcc jaceeloow
Mcc jaceeloow
07/20/2017 at 19:35. Facebook
#Like run run ah halawada saaro
Like run run ah halawada saaro

Timeline Photos

Hinda Abdalla
Cabdirasaq Cabdi
Mcc jaceeloow
Mcc jaceeloow
07/20/2017 at 19:29. Facebook
- Hal qaando oo sonkor ah waxay badashaa dhadhanka shaahiga Kalmada fiicanina waxay
badashaa aragtida dadka kale ay kaa qabaan
- Haddii quruxda indhahu soo jiidato Dabeecad wanaaguna waxay qabsataa Qalbiyada dadka kale
Mcc jaceeloow
Mcc jaceeloow
07/19/2017 at 23:03. Facebook
Posted by Fan of the Week free version.
Posted by Fan of the Week free version

Mcc jaceeloow

fanpageapps.com
Mcc jaceeloow
Mcc jaceeloow
07/18/2017 at 21:24. Facebook
Alxamdulilaah calaa'kuli xaal
Alxamdulilaah calaa'kuli xaal

Timeline Photos

Anisa Ahmadey
Hasan Hasan A
Farhia Nur
Mcc jaceeloow
Mcc jaceeloow
07/18/2017 at 21:23. Facebook
Cafis baan dalbanayaaaa
Cafis baan dalbanayaaaa

Timeline Photos

Mcc jaceeloow
Mcc jaceeloow
07/18/2017 at 02:19. Facebook
darawal cabtooy ah ayaa waxaa u wacay BOSS kiisa oo cabtooy ah ka dibne wuu u imaaday waxaana dhax martay sheekadaan,
BOSS: “Xaas maad leedahay?
DARAWALKA: “Maya boss SINGLE baan ahay”
BOSS: “Ok, bax musqusha aad oo soo siigeeso”
DARAWALKII: musqusha ayuu aaday cabaar kadibne wuu soo laabtay wuxuuna dhahay, “waan soo siigeestay”
BOSS: “Mar kale ku laabo musqusha”
DARAWALKII: musqusha ayuu... View more »
Abdirasheed Mohamed
Abdishakur Mohamed Noor
Mohammed Abdikader
Dumarka waa sidii Tufaax Geed foodiisa sare
saaran
Tufaaxu waxuu ku wanaagsan yahay inuu
saarnaado fooda sare Geedka sidaa buu ku
badbaadaa Ragga Qaarkood ma awoodaan
gaarida
fooda sare Geedka sababtoo ah wey ka
baqayaan
Iney ka dhacaan Laakiin Nasiib darro Tufaaxii
xumaada ee dhulka ku
soo dhaca Waa mid aan fiicneen oo duug ah
Ragana sida ay ku gaaran waa dhib
La,aan Waxaa meesha kaaga cad In... View more »